Xulka Muuqaalada

Xasaasi:- Akhriso sida loo dilay Madaxwaynihii Yaman & Qaabka loo qabtay isagoo ku jira….

Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalix oo ka baxay magaalada Sanca ayaa gaadiidkiisa wadada loo galay, waxaa la socday kaaliyaha xogheyaha guud ee xisbiga

Continue Reading »

Qeybta Xulka Muuqaalada

(Dhageyso);-Roobab Xoog leh oo Khasaaro Geystay oo Ka Da,ay Gobolka Bari iyo Maamulka Dagmada..

Degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa ilaa Shalay iyo Xalay roob xoogleh oo ka Da,ay uu sababay dhimasho 2 Qof iyo hanti kale oo ku

Continue Reading »

Xulka Muuqaalada Archives

Wararkii Ugu Dambeeyey Banaanbaxyo Xoogan oo Ka Socda Gobolka Sanaag iyo Dad Careysan oo Gudaha u Galay..
- Nov 10, 2017
Wararka ka imaanaya Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Saacadaha soo socda ay Banaan-baxyo balaaran ka bilaabanayaan Deegaanada Gobalkaasi Sanaag. Banaan-baxyadaan ayaa looga soo hor-jeedaa Doorashooyinka Maamulka Somaliland, uu ku doonayo in ...
DEG DEG;-Madaxweyne Gaas oo Garoowe Kaga Dhawaaqey Go,aan Adag iyo Amar uu Siiyey Ciidanka..
- Nov 10, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku amray laamaha Amniga ee gudaha Puntland in ay sameeyeen isku xirnaan deg deg ah, ayna ilgaar ah ku hayaan dhaqdhaqaaqyada ...
DEG DEG;-Diyaaradaha Mareykanka oo Caawa Duqeeyey Saldhigyo u Dambeeyey Ee Kooxda Shabaab iyo Magaalada ..
- Nov 10, 2017
Militariga Mareykanka ayaa sheegay in tiro ka mid ah maleeshiyada ururka al-Shabaab ee Soomaaliya ay ku dileen duqeyn ay khamiistii shalay ka fuliyeen meel ka mid ah gobolka Baay. Afahayeen u ...
DEG DEG;-Madaxweyne Farmaajo oo Gacanta Loo Galiyey Liiska Shaqsiyaad La Shaqeya Shabaab iyo Sirdonka Soomaaliya..
- Nov 10, 2017
ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa iigu waramay in Madaxweyne Farmaajo uu fajac iyo anfariir ka qaadey markii sirdoonada caalamka ay la wadaageen shaqsiyaad amniga kala shaqeeya oo Alshabaab ku ...
DEG DEG-Duqeyn Diyaaradeed oo Goordhoweyd Lagu Weerey Saldhigii ugu Weynaa Kooxda Shabaab iyo Khasaaraha..
- Nov 10, 2017
Millitariga Maraykanka ayaa sheegay dhowr dagaalyahan oo ka tirsan ururka Al-shabaab in ay ku dileen duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday dalka Soomaaliya. Duqeyntan cirka ah ayaa galabnimadii Khamiistii waxa ...
(Xog Cusub);- Maxaadan Ogeyn oo Maanta Ka Socda Xerada Xalane iyo Garoonka Adan Cade iyo Shabaab oo Qaraxyo ku
- Nov 10, 2017
Shaqada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo guud ahaan Xerada Xalane ee Saldhigga ugu weyn AMISOM ayaa hakad ku jirta,waxaana laga baqayaa weerarro ay Al-shabab ka geystaan gudaha Garoonka Aadan Cadde. Xogta ...
Wararkii ugu Dambeeyey Qarax Xoogan oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha..
- Nov 10, 2017
Qarax khasaare geystay ayaa wuxuu ka dhacay Wadada Warshadaha gaar ahaan ka soo horjeedka xarunta Warshadda Biyaha Caafi ee Maagalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka degaanka. Qaraxan oo ahaa ...
DEG DEG;-Firxadka Alshabaab oo u Cararey Puntland iyo Kooxda Daacish oo La Sheegay in ay ku Biiri Rabaan..
- Nov 10, 2017
Warbixin ay soo saareen Khubaro ka tirsan QM, oo ay Wakaalladda Wararka REUTERS  aragtay ayaa lagu muujiyey inay sii kordhayso Tirada Maleeshiyadda ku biirayso Kooxda Daacish-ta Somalia ee uu hoggaamiyo ...

Next Page »