Wareysiyada

(Dhageyso Wareysi );-Mid ka Mid ah Ragii burcad Badeednimada ugu Xiran Hargeysa oo Geeriyooday Iyo Jirdil…

Mid ka mid ah dhallinyarad Soomaalida ah ee dalka Seychelles lagu xukumay loona wareejiyay Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa ku geeriyooday xabsiga. Mid

Continue Reading »

Qeybta Wareysiyada

(Dhageyso):-Xildhibaan Mahad Oo Lagu Eedeeyey Inuu Hurinayo Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Galgaduud..

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa dagaal khasaaro geystay waxa uu duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ku dhexmaray laba Beelood oo halkaasi ku wada nool.

Continue Reading »

Wareysiyada Archives

(Dhageyso):-Dan Shaqsiyadeed Ayay Xilkooda Ku Waayeen Saddexdii Wasiir Waxaa Sidaasi Yir Senotor Ka Tirsan Aqalka ..
- Jan 6, 2018
Kadib xilka qaadistii Saddex ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weli siyaabo kala duwan uga hadlaya xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Sanoter Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka ...
(Dhageyso):-Xildhibaan Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Oo Shaacisay Dowladdo Shisheeye ay Maamulaan Soomaaliya iyo Farmaajo iyo Khayre…
- Jan 6, 2018
Fowziya Yuusuf  Xaaji Aadan oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Soomaaliya uu waqtigaan yahay mid ay kala jiid jiiteen dowladdo shisheeye. Waxa ay soo hadal qaaday ...
(Dhageyso);-Ciidanka isku dhafka Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo Ka Bilaabay Howgal Culus iyo Shacabka …
- Jan 5, 2018
Dhawaan ayay ahayd Markii ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug iyo Puntland la isku dhafay , arinta oo looga gon leeyahy in ciidankaasi ay ka wada shaqeeyaan nabada gobalka Mudug gaar ...
(Dhageyso):-Wasiirka Qorsheynta DF Oo Soo Oo Si kulul uga Hadlay Xaalada Ka Taagan Gobolada Sool Iyo Sanaag
- Jan 5, 2018
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan ayaa ka sheekeeyay socdaalkii uu ku tegay deegaano ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo ...
(Dhageyso): Wasiir Juxaa Ka Waramey Wixii uu Ku Soo Arkay Beledxaawo Ee Gobolka Gedo iyo Dhulka Muranka…
- Jan 3, 2018
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxaa, ayaa gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, waxaana uu sheegay inuu indha-indheeyay xaalada guud ee dhulka ay dhisanayso dawlada Kenya, gaar ahaan ...
(Dhageyso);- Madaxda Galmudug oo Caawa isku raacay Go,aan DF ku Wajahan kadib Weerarkii Guriga C/qaybdiid..
- Jan 1, 2018
Maamulka Galmudug ayaa fal sharci daro ah ku tilmaamay weerarkii maalin kahor lagu qaaday hoyga Muqdisho uu ka degan yahay Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), kadib kulan shalay ay yeesheen ...
(Dhegayso):- Puntland oo Garowe ka Sheegtay In Dowladda Itoobiya oo la Wareegtay Ammaanka Goobtii Dagaalku….
- Dec 31, 2017
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa maanta Garowe ka shaaciyay inay dowladda Ethiopia ku wareejiyeen sugida ammaanka degaanadii lagu dagaalamay ee kuyaala koonfurta gobolka Sool. Madaxweyne ...
(Dhageyso);- Tarsan oo Weerar Afka Ku Qaadey Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Xildhibaanada Laaluush Qaatayaasha ah.
- Dec 30, 2017
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, La taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa si kulul u weeraray Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya. La taliyaha, ayaa Khamiistii sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in ...

Next Page »