Wararka

(Daawo Muuqaal) :-Saraakiisha Maamulka Somaliland oo Ku Hanjabtay In Garoowe Laga Qaxi Doono Iyo Ciidanka…

Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood Iyo Garoowe Dagaalna Qaadi Doonaan.

Qeybta Wararka

(Daawo Muuqaal);-Wasiiro kasocda SomaliLand oo Gaaray Jiidda Ee Tukaraq iyo Baashe Maxamed oo Shaaciyey..

Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland iyo Wasiirka Caafimaadka oo ka soo jeeda beesha gobalka Sool ayaa dadaal xoog badan ku bixinaya sidii uga guuleysan Siyaasiinta beeshiisa ka

Continue Reading »

Wararka Archives

(War Xasaasi ah);-Xaalada Deegaanka Tukaraq oo Kacsan Xiligan Iyo Warar Sheegay in Dagaal Culus ay Ciidanka..
- Jan 17, 2018
Xili jiidaha hore ee gobolka Sool ay kusii qul qulayaan ciidamadii ugu badnaa Puntland iyo Somaliland isla markaasna xiisad dagaal ay ka jirto deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa ...
(Dhageyso);-Puntland oo Shaacisay In Somaliland ay Taageero Al-shabaab iyo Wasiir Ka Tirsan Puntland oo Si Adag…
- Jan 17, 2018
Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo wariyayaasha kula hadley magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegay in Somali-land ay taageerto shabaab-ka ka dagaalama ...
Wararkii Ugu Dambeeyey Ciidanka oo Nolosha ku Soo Qabtay Rag ka tirsan Kooxda Al-Shabaab..
- Jan 17, 2018
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Koofur Galbeed iyo ciidanka xoogga dalka ay nolosha ku qabteen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanka Manaas. Ciidamada ...
DEG-DEG:-Somaliland oo Walaac Ka Muujisay Ciidamada Dhulbahante ee Ku Sugan Sool Iyo Diyaargarowgii Ugu…
- Jan 17, 2018
Generaal Mahad Canbaashe, oo ah taliyaha Aaga Sool ee Somaliland iyo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin-ayaa khilaafey xoogan ka dhex qarxay kadib Markii Gen Mahad  Cambaashe lagu Amrey inuu ...
(Daawo Muuqaal) :-Ciidamada Fara Badan oo ka Socda Puntland oo Ku Dhow Magaalada Laascaanood & Wararkii ugu Dambeyey
- Jan 16, 2018
Ciidamadii ugu faraha badnaa oo ka tirsan Cutubyada ciidamada Difaaca Puntland ayaa jooga duleedka magaalada Laascaanood, waxayna ku wajahan yihiin sidii dib loogu qaban lahaa goobaha ay haysato Somaliland oo ...
(Daawo Muuqaal) :- Sheekh Cali Dheere oo Si Lama Filaan ah uga Hadlay Ka Bixitaanka Shabaab ee Mukhtaar Roobow ..
- Jan 16, 2018
Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay mowqifka Shabaab ee Muqtaar Roobow ayaa waxa uu sheegay in uu muddo dheer uu soo jiray kala duwanaanshiyo u dhaxeeyay Shabaab iyo Muqtaar Roobow ...
(War Culus);-Taliyaha Ciidanka Somaliland Ee Gobolka Sool oo Ku Dhaawqey War Layaab Ku Noqday Somaliland,,,
- Jan 16, 2018
Warar rasmi ah oo uu helay AllPuntland24 ayaa daaha ka rogaya in Taliyaha ciidamada Somaliland ee gobalka Sool ama qeybta 7aad Col, Mahad Cambaashe uu ciidamadiisii oo ahaa kuwii qabsaday ...
WAR DEG DEG AH: Kulan Xasaasi ah oo u Soo Dhamaaday Camey iyo Saraakiisha Hogaaminaya Ciidanka Difaaca Puntland..
- Jan 16, 2018
Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey iyo Saraakiisha hogaaminaysa howlgalka dib u xoreynta dhulka Puntland ee gobalka Sool. Xiligan ayaakulan ugu soo dhamaaday jiida hore ee ay isku ...

Next Page »