WARARKA MAANTA

(Daawo Muuqaal);-Sargaal Ka Soo Goostay Shabaab Oo Caawa Bixiyey Sir Culus iyo Hagaamiyaha ..

Cabsi xooggan ayaa soo wajahday Madaxda Al shabaab ee ku dhuumaaleysanaya Gobolada dalka, iyadoo Hogaamiyeyaasha ugu sareeya kooxda ay is aamini la’yihiin iyagoo u kala

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

(Daawo Muuqaal) :- Nin Isaga Oo Kufsanaya Gabar Somaliyed oo la Qabtay iyo Shacabka oo Marqaati…

Howlgal ay ciidamada booliiska soomaaliyeed ka sameeyeen deegaanka gubadleey ee duleedka muqdisho ayey ku soo qabteen nin kufsi u gaysanyey gabar soomaaliyeed.

WARARKA MAANTA Archives

(Dhageyso):-Gudiga Xalinta Khilaafaadka Beelaha War Culus ka Soo Saaraty Dagmada Caabdudwaaq…
- Feb 19, 2018
Guddiga Xasilinta Degmada Caabudwaaq ayaa kawarbixiyay halka ay umareyso Nabadeenta uu Madaxweynaha Soomaaliya horey ugu baaqay. Qaar ka mid ah Beelaha Daga Dagmada Caabudwaaq ayaa Dagaalo Beeleedyo Dhexmary Kuwaasi oo Gaytay Dhimasho ...
(Dhageyso):-Jabhada ONLF oo War Cad Ka Soo Saartay Wada hadalkii ay itoobiya ay kula Galeen Dalka Kenya..
- Feb 19, 2018
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay wadahadalo u dhaxeeyay Masuuliyiin kala matalaya Jabhada ONLF iyo dowladda Itoobiya six al looga gaaro dagaalka mudo soo socday ee dhexmaray labada ...
DEG DEG;-Somaliland Oo Caawa Go,aan Ka Soo Saartay Shir Soomaaliya & Somaliland uga Furmaya Dalka…
- Feb 19, 2018
Warbaahinta AllPuntland24.net ayaa ogaaday in ay dhawaan dalka Jabuuti, gaar ahaana caasumada dalkaas ay iskugu tagayaan dhinacyo ka socda dawladda Faderaalka iyo maamulka Somaliland ee Soomaaliya, halkaas oo ay u ...
(Daawo Muuqaal) : Maxaadan ogeyn Oo Maanta Ka Socda Tukaraq iyo Ciidamada Somaliland iyo Puntland..
- Feb 19, 2018
Maamulka soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in ay hakad galiyeen xiisadii barihii danbe ka jiray deegaanka tukaraq ee gobolka sool iyo xeelada dagaal oo la damacsan yihiin Ciidanka Puntland. Xiisad Dagaal ayaa ...
(Daawo Muuqaal):- Kooxda Shabaab oo Meel Fargaara Oo Ku Taal Hiiraan Ku Toogtay Askar Ka Tirsanaa DF…
- Feb 19, 2018
Shalay waxay fagaare ku yaalla deegaanka Buqda ee Hiiraan ku dileen nin ay sheegeen inuu yahay askari ka tirsan DFS, waxaana lasoo ogaaday xogta ninkaasi.
(Dhageyso);-Urur Goboleedka IGAD oo Somaliland Kala Hadashay Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Tukaraq..
- Feb 19, 2018
Magaalada Hargaysa ee caasimadda Somali-land waxaa gaaray wafdi ka socda IGAD kuwaasi oo ka shaqeynaya wada-hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliland Baashe Maxamed  oo wafdigaan la kulmay ayaa ...
(Dhageyso);- Kulan Xasaasi ah Oo Maamulka Galmudug Uga Socda Magaalada Dhuusamareeb iyo Sheekh..
- Feb 19, 2018
Shirka Golaha amniga ee Maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta ka furmey magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda maamulkaasi kaasoo socon doona mudo 3 cisho ah. Waxaa ka qeyb galaya Shirkaan Guddiga Amniga maamulka ...
DEG-DEG:- Horjoogaha Daacish Sheekh Cabduqaadir Muumin Oo Xaaladiisa caafimaad Laga Soo Sheegay…
- Feb 19, 2018
Warar soo baxaaya ayaa sheegaya inuu xanuunsan yahay Hogaamiyaha Daacishta Somalia Cabdulkhaadir Muumin oo uu Saldhigiisu yahay Buuraaleyda gobolka Bari ee dhulka Puntland. Hogaamiyaha ayaa la xaqiijiyay in muddo ku dhow ...

Next Page »