LAYAABKA DUNIDA

(Dhageyso);-Carabey Oo Shaaciyey In aySi Adag Uga Hortagi Doonaa Colaadaha Ka Jira Galmudug..

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi “Carabey” oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ka hor tagi doonaan dagaal Beeleedyada ka dhaca deegaanada maamulkaasi

Continue Reading »

Qeybta LAYAABKA DUNIDA

(War Cusub);-QM Oo Wada Qorshe Lagu Samata Bixinayo Barakacayaasha Magaalada Muqdisho

Qaar ka mid hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa wada qorshe la doonayo in lagu caawiyo dadka Barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha iyo colaadaha

Continue Reading »

LAYAABKA DUNIDA Archives

(Xog Xasaasi ah);-Ciidamo Ka Gadoodsan Mushaar La’aan Oo Isku Geedaamay Dagmada Afgooye
- Feb 1, 2018
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya ay la wareegeen dhinaca amniga iyo dhaq dhaqaaq degmadaasi. Waxaana la sheegay in ...
(Warbxin Xiiso leh);-Midowga Yurub Oo Abaal Mariyay Saraakiil Ka Tirsan Howlgalka ATLANTA
- Feb 1, 2018
Midowga Yurub ayaa abaal marino iyo bilad sharaf guddoonsiiyay saraakiil ka tirsan howlgalkooda la daagalanka Burcadbadeeda Soomaalida. Taliye ku xigeenka howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka Burcadbadeeda Admiraal Alfonso Pérez ayaa ...
(Warbixin);-Sanbaloolshe Oo Markii Looga Adkaaday Doorashadii Jowhar Eedeyn U Jeediyay DF
- Feb 1, 2018
Taliyihii hore ee Nabad Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa markii looga adkaaday doorashadii Kursiga Baarlamaan ee dhawaan ka dhacday Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle waxa uu ku ...
(Sawirro+Warbixin):-Guddoomiye Yarisow Oo Dhagax Dhigay Xarunta Degmada Wadajir iyo Qaar Ka Mi ah..
- Feb 1, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Eng Abdirahman Omar Osman (Yariisow) ayaa maanta dhagax-dhigay dib-u-dhiska Xarunta Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda Dhagax-dhiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay ...
Faahfaahino Dheeraad ah Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka M/ Muqdisho
- Feb 1, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Barqanimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay inta u ...
(Sawirro+Warbixin);-Wasiir Cawad Oo La Kulmay Siihayaha Safaaradda Qatar Ee Soomaaliya iyo Arin Xasaasi ah
- Feb 1, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed oo booqasho maamuuseed ugu yimid, ...
(War Xasaasi ah);-Taliyaha Cusub Ee AMISOM Oo Ka Hadlay Dagaalka Kooxda Al Shabaab Iyo Go,aan
- Feb 1, 2018
Taliyaha Cusub ee AMISOM Beesigye Owoyesigire ayaa sheegay in uu xoojin doono dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al Shabaab. Mr Beesigye Taliyaha cusub ee AMISOM ayaa wacad ku maray in Al ...
Puntland Oo Ka Hadashay Falkii Lagu Dhaawacay Wasiiru Dowlaha Dekedaha Puntland
- Feb 1, 2018
Taliye ku xigeenka qeybta Booliska ee gobolka Bari Gaashaanle Dhexe Axmed Jaran oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay falkii lagu dhaawacay Wasiiru dowlaha Dekedaha ee Puntland Axmed Saciid ...

Next Page »