(Daawo Muuqaal) :-Wariye Cali Xaraare iyo Gabadh uu Shukaansanayey oo Qabiil ku Weerartay Iyo Arin Lama…

Wariyaha caanka ah ee Cali Xaraare ayaa soo bandhigay Qiso Yaab leh oo ka qabsatay Gabar uu Shukaansan jiray Taasi oo ku Wareerisay Qabiilka uu kasoo jeedo,

Cali ayaa sheegay in Gabadha uu ku nacay qabiilka oo si aad ah u jaceyld iyadoo diiday inuu wax wada sheekeystan hada maxaa kala kabsaday xiligii ugu haysay ee wada hadalkooda.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS