(Dhageyso Wareysi);-Guddoomiyaha Ahlusunna Oo War Ka Soo Saarey Xaalada Ka Taagan Galmudug..

Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta kula kulmay madaxa Xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan.

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo horumarka deegaanada Maamulka Galmudug.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda maamulkaasi in ay ka shaqeeyaan arrimaha dib u heshiisiinta, si xal looga gaaro colaadaha ka jira Mudug iyo G/gaduud.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS