(Daawo Muuqaal):- Rag iyo Dumar ka Gacansanayey Diinka oo La Qabtay Magaalada iyo Ciidanka..

Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay sagaal qof oo la sheegay in ay ku howlanaayeen ka ganacsiga xaawaanka Diinka oo sharci daro ka ah Deegaanada Somaliland.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo maanta Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in la qabtay 9-qof iyo gaadiid ay wateen kuwaa oo ay sheegtay in ay ku howlanaayeen ka ganacsiga Diinka.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS