(Daawo Muuqaal):-Somaliland Oo Qeylo Dhaaminaysa Kadib Markii Ciiidamo Cusub oo la Geeyey Sanaag…

Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka somaliya laga qorayo qeybo kamid ah deeganada Somaliland gaar ahaan gobolka Sanaag ayaa waxaa arintaas ka hadlay gudoomiyaha badhan ugu magacaabay maamulka somaliland Cali Xuseen.

Gudoomiye Soomaali oo ugu horeynba ku dheeraaday xaaladaha amni ee gobolka Sanaag ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in deegaanada bari ee gobolka Sanaag ay ka socdaan qorshayaal lagu qorayo ciidamo ka tirsan Soomaaliya.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS