(Daawo Muuqaal);-Dagaal Dhiig Ku Daaday Oo Laasocaano Ku Dhexmaray Somaliland iyo Dhulbahante..

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacay dagaal xoogan oo dhex maray ciidamada maamulka Somaliland iyo Beel kamid ah Beelaha Dhulbahante, waxaana dagaalkani oo ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood .

Dagaalkan ayaa  yimid kadib markii ay dumiyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda hoose ee magaalada Laascaanood goobo ganacsi oo ku yaalay suuq kamid ah suuqyada magaalada Laascaanood.

Halkan Hoose ka Daawo Dagaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS