(Dhageyso);-Carabey Oo Shaaciyey In aySi Adag Uga Hortagi Doonaa Colaadaha Ka Jira Galmudug..

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi “Carabey” oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ka hor tagi doonaan dagaal Beeleedyada ka dhaca deegaanada maamulkaasi oo ah Kuwa ku Soo Noqnoqday Gobolada Dhexe.

Waxaana uu tilmaamay in ay dhisi doonaan Ciidamo gaar ah oo ka hortaga colaadaha ka jira gobollada Mudug iyo Galgaduud Mr Carabey ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan deegaanada Galmudug in ay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka .

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka;-

 

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS