DEG DEG;-Xildhibaanada Somaliland oo Madaxweyne Muuse Biixi oo Lagu Dhagan yahay…..

Golaha Wakiilada Somaliland oo kulan ku yeeshay magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa ayaa waxay codka kalsoonida ah siiyeen wasiiro ka tirsan xukuumadda cusub ee Muuse Biixi.

61 mudane oo kulanka soo xaadirtay ayaa codka kalsoonida ah siiyey 9 wasiir iyo Labo ku xigeen, iyaga oo kahorna ka dhageystay warbixinno ku aadan waxay qaban doonaan.

Magacyada Wasiirada la Ansixiyay

  1. Maxamed Cabdi Yuusuf, Wasiirka horumarinta maaliyadda
  2. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), wasiirka horumarinta waxbarashada iyo Sayniska
  3. Hinda Cabdi Gaani, Wasiirka arrimaha bulshada iyo shaqo gelinta
  4. Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, Wasiirka diinta iyo awqaafta
  5. Cabdirashiid Xaaji Ducaalle Qambi, wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta
  6. Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, wasiirka wasaaradda Horumarinta caafimaadka
  7. Saleebaan Cali Koorre, Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha
  8. Axmed Muumin Seed, Wasiirka horumarinta beeraha

Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi, wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda

 Wasiir ku xigeenno.
  1. Yurub Abiib Cabdi, wasii ku xigeenka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga
  2. Maxamed Muuse Abees, wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD