(Daawo Muuqaal);-Saraakiil uu Ka Mid Yahay Fu’aad Shongole oo Dirqi kaga Badbaaday Weerar Lagu Qaarajin lahaa

Fu’aad Shongole iyo saraakiil kale oo Al-shabaa ka tiran ay si dirqi ah kaga badbaadeen ciidamada DFS Soomaaliya oo howlgal ka sameeyey deegaanno Kamid ah gobolka Shabellaha Hoose.

Ciidamada ayaa ku dhacay xarun markii hore ay ku shirayej saraakiishan, balse daqiiqado kahor ayey ka baxeen marka howlgalkaan uu dhacayo.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD