(Daawo Muuqaal);-Puntland oo Dagaal Ku Qaadeyso Somaliland iyo Xildhibaano Puntland ah oo Qaatay..

Dhawaan ayey ahayd Markii dagaal uu ka dhacay deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool, kaasi oo u dhaxeeuyey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland iyadoona ay Markii Dabe u Suurta gashay in Ciidanka Somaliland ay Wareegaan Deegaanka Tukaraq.

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Puntland ayaa si adag uga hadlay xiisada Wali ka taagan Gobolka Sool Gaar ahaan Deegaanka Tukaraq oo ay Gacanta ku hayso Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in ay Dagaal Puntland ku Qaadin Doonta Tukaraq.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD