(Daawo Muuqaal):- Madaxwayne Farmaajo oo ku wajahan Gaalkacyo iyo Shacabka oo Wadada u Taagn Si ay…

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa siwayn looga dareemayaa Diyaar-garowga Shacabku ugu Jiraan soo dhowaynta Wafdiga Madaxwayhaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Safar ku maraya Qaybo kamid ah Gobolada dalka.

Madaxwaynaha ayaa Gaalkacyo uga sii gudbi doona deegaanada kale ee maamulka Galmudug, Waxaana la filayaa inuu Booqdo magaaloyinka Dhuuso-mareeb, Caabudwaaq, Cadaado iyo Guriceel.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD