(Daawo Muuqaal):-Khudbadii Madaxwayne Farmaajo ee Gaalkacyo iyo Arin Cusub oo uu Shacabka La Wadaagay..

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaa garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxwaynaha Puntland.

Soo dhoweynta ballaadhan ee loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo magaalada Gaalkacyo ayaa la mid aheyd soo dhoweyntii loogu sameeyay Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, halkaasoo kumanaan dadweyne ay waddooyinka iyo fagarayaasha isugu soo baxeen.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD