(Daawo Muuqaal);-DalkaTurkiga oo Codowga Soomaaliya Dhabarka ka Jebisay iyo Heshiiskii ugu Waynaa oo Taariikhiya

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu halkaasi ka furmay shirka is kaashiga Ganacsiga ee labada Dal, Waxaana Heshiiska uu dhabar ku noqon doonaa Cadowga Soomaaliya.

Heshiiskan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ay labada dowladood kala saxiixdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin Labada dowladood ka kala tirsan.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD