(Daawo Muuqaal);-Sargaal ka Tirsan Shabaab oo isu Dhiibay DF iyo Arin Naxin Badn oo uu Ka Sheekeeyey Kadib Markii..

Horjoogahan Kooxda Alshabaab ka tirsan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab dhexdeeda ka jiro khilaaf xoog leh, ayna bilaabeen  in dhexdooda ay is dilaan cabsi darteedna uu naftiisa u la soo Cararey.

Is dhiibista horjoogaha ka tirsan shabaab ayaa la sheegay inuu laf ahaantiisa la soo baxsaday naftiisa, markii uu ka baqay in la khaarijiyo, kadib markii  xubno ka tirsan Alshabaab looga shakiyey inay wadahadal kula jiraan dowladda Soomaaliya.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-

 


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD