(Daawo Muuqaal);-Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacyo Tagaya iyo Deegaanada Maamulka Galmudug oo Wali..

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa qado sharf u sameeyay Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo kamid ah madaxda dhaqanka Soomaaliyeed oo ku Nool Gobolka Bari.

Madaxwayne Farmaajo ayaa Halkaasi kasoo jeediyey Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa oo uu Xaalada dalka uga hadlay, Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Maamulka Dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD