(Daawo Muuqaal);-Isimada Sool Sanaag Iyo Ceyn oo Ku Dhawaaqey Dagaal ka Dhan ah Somaliland iyo Ciidankii

Qaar kamid ah Isimada Dhaqanka Gobolada SSC oo Maalmihii ugu dambeeyay Shir uga socday deegaanka Buuro-wadal ee Gobolka Sool ayaa Soo saaray Go’aano kala duwan oo ay uga hadleen Xaalada deegaanada iyo Weerarkii dhowaan ciidanka Somaliland ay ku qabsadeen Tukaraq.

Isimada ayaa ugu baaqay Bulshada deegaanka in loo midoobo Xoraynta deegaanka, waxayna shegeeen inaysan Mardambe Gacmaha Laaban doonin, Waxay Fariin adag u direen Maamulka Somaliland, Waxay sidoo kale shirkooda Laga Akhriyey Bayaan ku aadan Qabsoomida Shirwayne ay horey ugu dhowaaqeen.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka;-


Xafiiska Shabakada Allpuntland24.com
Garoowe Somalia
Allpuntland24com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD